Вход | Регистрация

Commando 2 Af Somali Top

Wuxuu jilaa ka yahay doorka weyn ee Commando Karan. Vidyut waxaa lagu yaqaanaa inuu qudhiisu sameeyo dhammaan xirfadaha dagaalka ee adag (stunts) isagoo isticmaalaya fanka dagaalka ee Kalaripayattu.